Falimaha 1:22 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub22 laga soo bilaabo waqtigii Yooxanaa wax baabtiisayay illaa waqtigii Ciise kor nalooga qaaday. Haddaba waxaan u baahannahay midkood inuu marqaati nagala noqdo sarakicidda Ciise.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH22 oo ka bilaabmay baabtiiskii Yooxanaa ilaa maalintii sare laynooga qaaday isaga, iyagii midkood waa inuu markhaati ina gala ahaado sarakiciddiisa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah22 oo ka bilaabmay baabtiiskii Yooxanaa ilaa maalintii sare laynooga qaaday isaga, iyagii midkood waa inuu markhaati ina gala ahaado sarakiciddiisa. Viz kapitola |