Falimaha 1:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub20 Butros ayaa hadalkii sii waday oo yiri, “Haddaba waxaa Kitaabka Sabuurradda ku qoran, “ ‘Gurigiisa cidlo ha noqdo, qofna yuusan meeshaas degin,’ waxaa kale oo ku qoran, “ ‘Booskiisana qof kale ha qaato.’ Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH20 Waayo, waxaa kitaabkii Sabuurrada lagu qoray, Gurigiisu cidla' ha noqdo, Ninnana yuusan meeshaas degin; iyo Wakiilnimadiisa mid kale ha qabto. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah20 Waayo, waxaa kitaabkii Sabuurrada lagu qoray, Gurigiisu cidla' ha noqdo, Ninnana yuusan meeshaas degin; iyo Wakiilnimadiisa mid kale ha qabto. Viz kapitola |