Falimaha 1:18 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub18 Yuudas dhul ayuu ku gatay lacagtii uu ka helay xaqdaradii uu sameeyay. Kadib halkaas ayuu isku daldalay madax madax ayuuna dhulka ugu dhacay, calooshiisi wey dilaacday mindhiciradiisina banaanka ayey u soo baxeen. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH18 Haddaba ninkaasu meel ayuu ku iibsaday abaalgudka xaqdarradiis; oo intuu madax madax u dhacay ayuu dhexda ka kala dillaacay, oo mindhicirkiisii oo dhammuna waa ka soo daatay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah18 Haddaba ninkaasu meel ayuu ku iibsaday abaalgudka xaqdarradiis; oo intuu madax madax u dhacay ayuu dhexda ka kala dillaacay, oo mindhicirkiisii oo dhammuna waa ka soo daatay. Viz kapitola |