Falimaha 1:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub14 Kuligood hal meel ayey ku kulmeen iyagoo mar walba duceysanayay, waxaana la joogay dumarkii iyo Ciise hooyadiis Maryan iyo walaalihiis. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH14 Kuwaas oo dhammu, iyagoo isku wada qalbi ah, ayay ku sii adkaysteen tukasho, iyaga iyo dumarka, iyo Maryan oo ahayd Ciise hooyadiis, iyo walaalihiis. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah14 Kuwaas oo dhammu, iyagoo isku wada qalbi ah, ayay ku sii adkaysteen tukasho, iyaga iyo dumarka, iyo Maryan oo ahayd Ciise hooyadiis, iyo walaalihiis. Viz kapitola |