Falimaha 1:12 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub12 Kadib rasuulladii waxey kusoo laabteen Yeruusaalem iyagoo ka yimid buurta la yiraahdo Buur Saytuun taas oo u jirta magaalada Yeruusaalem hal kiiloo mitir. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH12 Markaasay Yeruusaalem ku noqdeen iyagoo ka yimid buurtii Saytuun la odhan jiray, oo u dhowayd Yeruusaalem, oo u jirtay maalin sabtiyeed socodkeed. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah12 Markaasay Yeruusaalem ku noqdeen iyagoo ka yimid buurtii Saytuun la odhan jiray, oo u dhowayd Yeruusaalem, oo u jirtay maalin sabtiyeed socodkeed. Viz kapitola |