Falimaha 1:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub11 Waxeyna ku yiraahdeen, “Nimankii reer Galiliyow maxaad halkan u taagan tihiin oo cirka u fiirineysaan? Ciise samada ayaa loo qaaday. Laakiin wuxuu u soo laaban doonaa si la mid ah sida aad u aragteen isaga oo samada aadaya.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH11 oo waxay ku yidhaahdeen, Nimankiinan reer Galiliyow, maxaad la taagan tihiin oo aad samada u eegaysaan? Ciisahan samada laydiinka sare qaaday, sidaad u aragteen isagoo samada u socda oo kale ayuu u iman doonaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah11 oo waxay ku yidhaahdeen, Nimankiinan reer Galiliyow, maxaad la taagan tihiin oo aad samada u eegaysaan? Ciisahan samada laydiinka sare qaaday, sidaad u aragteen isagoo samada u socda oo kale ayuu u iman doonaa. Viz kapitola |