Efesos 6:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub9 Sidoo kale sayidyadow adoomadiina si wanaagsan ula dhaqma. Ha u hanjabina, waayo waa ogtihiin in midka iyaga iyo idinkaba Sayidka u ah uu samada joogo oo uusan eex aqoonin. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH9 Sayidyadow, idinkuna isla waxaas iyaga u sameeya, oo cabsiinta iska daaya, waayo, waad og tihiin inuu kan ah Sayidkooda iyo kiinnaba jannada ku jiro, oo uusan dadka u kala eexan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah9 Sayidyadow, idinkuna isla waxaas iyaga u sameeya, oo cabsiinta iska daaya, waayo, waad og tihiin inuu kan ah Sayidkooda iyo kiinnaba jannada ku jiro, oo uusan dadka u kala eexan. Viz kapitola |