Efesos 6:21 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub21 Tukhikos oo ah walaalkeen qaaliya iyo adeege daacad u ah shaqada Rabbiga ayaa idin soo booqan doona si uu idinkaga waramo xaaladeyda iyo waxa aan sameynayo. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH21 Laakiinse inaad ogaataan axwaashayda iyo sidaan ahayba, waxaa idiin wada sheegi doona Tukhikos oo xagga Rabbiga ku ah walaalkay gacaliye iyo midiidin aamin ah. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah21 Laakiinse inaad ogaataan axwaashayda iyo sidaan ahayba, waxaa idiin wada sheegi doona Tukhikos oo xagga Rabbiga ku ah walaalkay gacaliye iyo midiidin aamin ah. Viz kapitola |