Efesos 5:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub6 Qofna yuusan hadallo aan micno lahayn idinku khiyaanin, waayo waxyaalahaas awgood ayey carada Illaahey ugu soo degtaa kuwa caasiyiinta ah. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH6 Ninnaba yuusan idinku khiyaanayn hadal aan micne lahayn; waayo, waxyaalahaas daraaddood ayaa cadhada Ilaah ugu soo degtaa carruurta caasinimada. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah6 Ninnaba yuusan idinku khiyaanayn hadal aan micne lahayn; waayo, waxyaalahaas daraaddood ayaa cadhada Ilaah ugu soo degtaa carruurta caasinimada. Viz kapitola |