Efesos 5:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub5 Tan hubiya, ma jiro qof sineysta ama qof wasakh ah ama qof hunguri weyn (qofkaas camal waa qof sanam caabuda) oo wax dhaxal ah ku heli doono boqortooyada Masiixa iyo tan Illaahaba. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH5 Waayo, taas waad taqaaniin in dhillay, ama qof wasakh ah, ama nin damac xun oo sanam caabudaa, uusan innaba dhaxal ku lahayn boqortooyada Masiix iyo Ilaah. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah5 Waayo, taas waad taqaaniin in dhillay, ama qof wasakh ah, ama nin damac xun oo sanam caabudaa, uusan innaba dhaxal ku lahayn boqortooyada Masiix iyo Ilaah. Viz kapitola |