Efesos 5:25 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub25 Nimankow xaasaskiina u jeclaada siduu Masiixu kaniisadda u jeclaaday naftiisana ugu bixiyay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH25 Nimankow, idinkuna afooyinkiinna u jeclaada siduu Masiixuba u jeclaaday kiniisadda oo uu nafsaddiisii u bixiyey iyada aawadeed, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah25 Nimankow, idinkuna afooyinkiinna u jeclaada siduu Masiixuba u jeclaaday kiniisadda oo uu nafsaddiisii u bixiyey iyada aawadeed, Viz kapitola |