Efesos 4:29 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub29 Ha u ogolaanina hadal aan fiicneyn inuu afkiina ka soo baxo, laakiin waxa kaliya ee ka caawinaaya kobcinta kuwa kale hadba baahidoodu sida ey tahay, taas oo waxtar u leh kuwa dhageysanaya. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH29 Hadal qudhun ahu yuusan afkiinna ka soo bixin, laakiinse ku hadla waxa u wanaagsan dhisidda loo baahan yahay inay nimceeyaan kuwa maqla. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah29 Hadal qudhun ahu yuusan afkiinna ka soo bixin, laakiinse ku hadla waxa u wanaagsan dhisidda loo baahan yahay inay nimceeyaan kuwa maqla. Viz kapitola |