Efesos 4:25 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub25 Sidaa darteed mid walboo naga mida waa inuu beenta joojiyaa runtana walaalaha kale u sheegaa, waayo kuligeen waxaan xubno ka nahay hal jir. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH25 Sidaas daraaddeed beenta iska fogeeya, oo midkiin waluba deriskiisa run ha kula hadlo, waayo, innaga midkeenba midka kale wuxuu u yahay xubnihiisa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah25 Sidaas daraaddeed beenta iska fogeeya, oo midkiin waluba deriskiisa run ha kula hadlo, waayo, innaga midkeenba midka kale wuxuu u yahay xubnihiisa. Viz kapitola |