Efesos 4:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub2 Mar walba dabacsanaan, naxariis iyo dulqaad lahaada. Jaceyl is tusa idinkoo qaladyadiina isku dhaafaya. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH2 idinkoo leh is-hoosaysiin iyo qalbiqaboobaan oo dhan iyo samir, oo midkiinba midka kale jacayl ugu dulqaadanayo. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah2 idinkoo leh is-hoosaysiin iyo qalbiqaboobaan oo dhan iyo samir, oo midkiinba midka kale jacayl ugu dulqaadanayo. Viz kapitola |