Efesos 4:18 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub18 Caqligoodu mugdi ayuu ku jiraa, wey dhib badan yihiin weyna aqoon yaryihiin waxeyna waayeen nolosha xagga Illaahey ka timaada. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH18 Waxgarashadoodii way madoobaatay, oo jaahilnimada iyaga ku jirta aawadeed iyo qalbi engegnaantooda aawadeed ayay ajanabi uga noqdeen nolosha Ilaah. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah18 Waxgarashadoodii way madoobaatay, oo jaahilnimada iyaga ku jirta aawadeed iyo qalbi engegnaantooda aawadeed ayay ajanabi uga noqdeen nolosha Ilaah. Viz kapitola |