Efesos 3:8 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub8 Inkastoo aan ahay qofka ugu liita dadka Illaahey, laakiin Illaahey nimcadiisi ayuu iigu doortay inaan dadka aan Yuhuudda ahayn u sheego in Masiixa lagu helo barakooyin aan la xisaabi karin. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH8 Aniga oo quduusiinta oo dhan ugu liita waxaa nimcadan la ii siiyey inaan dadka aan Yuhuudda ahayn ku wacdiyo hodantinimada Masiixa oo aan la baadhi karin, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah8 Aniga oo quduusiinta oo dhan ugu liita waxaa nimcadan la ii siiyey inaan dadka aan Yuhuudda ahayn ku wacdiyo hodantinimada Masiixa oo aan la baadhi karin, Viz kapitola |