Efesos 3:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub20 Haddaba ammaan ha u sugnaato Illaahey kaasoo awoodda inuu awooddiisa weyn ee nagu dhex jirta ku sameeyo in ka badan intaan weydiisan karno ama ku fikiri karno. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH20 Haddaba kan awooda inuu inoo sameeyo wax aad iyo aad uga sii badan waxa aynu weyddiisanno ama ku fikirno oo dhan sida u yahay xoogga inaga dhex shaqeeya, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah20 Haddaba kan awooda inuu inoo sameeyo wax aad iyo aad uga sii badan waxa aynu weyddiisanno ama ku fikirno oo dhan sida u yahay xoogga inaga dhex shaqeeya, Viz kapitola |