Efesos 3:18 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub18 Si aad idinka iyo dadka Illaahey oo dhan u heshaan awoodda aad ku fahantaan sida uu jaceylka Masiixu u balaaranyahay una dheer yahay iyo sida uu kor ugu dheer yahay hoosna ugu qodanyahay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH18 inaad jacayl xidid iyo aasaas ku yeelataan, iyo inaad u xoogaysataan si aad quduusiinta oo dhan ula garataan waxa ay yihiin ballaadhka iyo dhererka iyo korudheerida iyo hoosudheerida, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah18 inaad jacayl xidid iyo aasaas ku yeelataan, iyo inaad u xoogaysataan si aad quduusiinta oo dhan ula garataan waxa ay yihiin ballaadhka iyo dhererka iyo korudheerida iyo hoosudheerida, Viz kapitola |