Online Bible

- Reklamy -

Efesos 3:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

13 Haddaba waxaan idin ka codsanayaa in eydan ku qalbi jabin silaca aan halkan ku marayo. Idinka ayaan silaca idiin marayaa sidaa darteen waa inaad sharaf dareentaan.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

13 Sidaas daraaddeed waxaan idinka baryayaa inaydnaan ku qalbi jabin dhibaatooyinkayga aan daraaddiin u maray, waayo, taasu waa idiin ammaan.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

13 Sidaas daraaddeed waxaan idinka baryayaa inaydnaan ku qalbi jabin dhibaatooyinkayga aan daraaddiin u maray, waayo, taasu waa idiin ammaan.

Viz kapitola kopírovat

Efesos 3:13

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy