Online Bible

- Reklamy -

Efesos 2:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

11 Sidaa darteed dadkiinan aan Yuhuudda ahaynow ha illoobina iney Yuhuuddu idin kugu yeeri jireen “kuwii aan gudneyn” iyaga oona iskugu yeera “kuwa gudan” inkastoo ey jirkooda oo kaliya ku sameeyaan.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

11 Haddaba sidaas daraaddeed idinku xusuusta inaad waa hore xagga jidhka ka ahaan jirteen dad aan Yuhuud ahayn, oo kuwa gudan la yidhaahdo oo xagga jidhka gacmo lagu guday ay idiinku yeedhi jireen buuryoqab.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Efesos 2:11

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy