Efesos 1:10 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub10 Qorshahan oo uu Illaahey dhameystiri doono markii waqtigii loogu talagalay la gaaro, waana in waxa aduunka ku jira iyo waxa samada ku jira oo dhan la isku keeno iyagoo uu Masiixu hogaaminayo. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH10 oo ugu talaggalay dhammaadka wakhtiga inuu Masiixa ku ururiyo wax kasta, waxa samooyinka ku jira iyo waxa dhulka joogaba. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah10 oo ugu talaggalay dhammaadka wakhtiga inuu Masiixa ku ururiyo wax kasta, waxa samooyinka ku jira iyo waxa dhulka joogaba. Viz kapitola |