Cibraaniyada 1:8 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub8 Laakiin waxa ku saabsan wiilka wuxuu ka yiri, “Illaahow carshigaagu wuu jiri doonaa weligiis iyo weligiis, usha cadaaladaadu waxey noqon doontaa usha boqortooyadaada! Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH8 Laakiin Wiilka wuxuu ka yidhi, Carshigaagu, Ilaahow, waa weligiis iyo weligiis; Oo usha qummanaantuna waa usha boqortooyadaada. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah8 Laakiin Wiilka wuxuu ka yidhi, Carshigaagu, Ilaahow, waa weligiis iyo weligiis; Oo usha qummanaantuna waa usha boqortooyadaada. Viz kapitola |