Cibraaniyada 1:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub5 Illaahey weligiis mid malaa’igta kamida kuma dhihin, “Waxaa tahay Wiilkeyga, maanta waxaan noqday aabahaa!” Sidoo kalana weligiis malaa’igta kuma dhihin, “Waxaan noqon doonaa Aabihiis, wuxuuna noqon doonaa Wiilkeyga!” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH5 Malaa'igihii tee buu marnaba ku yidhi, Adigu waxaad tahay Wiilkayga, Maantaan ku dhalay? Oo weliba, Waxaan isaga u noqon doonaa Aabbe, Oo isaguna wuxuu ii noqon doonaa Wiil? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah5 Malaa'igihii tee buu marnaba ku yidhi, Adigu waxaad tahay Wiilkayga, Maantaan ku dhalay? Oo weliba, Waxaan isaga u noqon doonaa Aabbe, Oo isaguna wuxuu ii noqon doonaa Wiil? Viz kapitola |