Cibraaniyada 1:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub2 Laakiin waayadan wuxuu nagula hadlay isaga oo adeegsanaya Wiilkiisa, kaasoo uu u magacaabay kan dhaxlaya wax walba sidoo kalana isaga ayuu wax walba ku abuuray. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH2 laakiin maalmahan ugu dambaystooda wuxuu inagula hadlay Wiilkiisa uu ka dhigay kan wax walba dhaxla, kan uu duniyooyinkana ku sameeyey. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah2 laakiin maalmahan ugu dambaystooda wuxuu inagula hadlay Wiilkiisa uu ka dhigay kan wax walba dhaxla, kan uu duniyooyinkana ku sameeyey. Viz kapitola |