2 Timoteyos 1:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub9 Waayo Illaah ayaa na badbaadiyay, oo wuxuu noogu yeeray nolol quduus ah. Taas uma uu samaynin inaan istaahilno darteed, laakiin taasu waxey ahayd taladiisa tan iyo bilowgii waqtiga, si uu nimcadiisa noogu muujiyo xagga Ciise Masiix. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH9 Ilaah waa kan ina badbaadiyey oo yeedhid quduus ah inoogu yeedhay, mana aha xagga shuqulladeenna, laakiinse waa xagga qasdigiisa iyo nimcadiisa, oo uu waayadii hore hortood inagu siiyey Ciise Masiix, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah9 Ilaah waa kan ina badbaadiyey oo yeedhid quduus ah inoogu yeedhay, mana aha xagga shuqulladeenna, laakiinse waa xagga qasdigiisa iyo nimcadiisa, oo uu waayadii hore hortood inagu siiyey Ciise Masiix, Viz kapitola |