Markos 6:7 - Kitaabka Quduuska Ah7 Kolkaasuu laba-iyo-tobankii u yeedhay, wuxuuna bilaabay inuu laba laba u diro. Wuuna siiyey amar ay jinniyo wasakh leh ku saaraan. Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH7 Kolkaasuu laba-iyo-tobankii u yeedhay, wuxuuna bilaabay inuu laba laba u diro. Wuuna siiyey amar ay jinniyo wasakh leh ku saaraan. Sien die hoofstukMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)7 Waẖu uyerey laba iyo tobanki, waẖu bilabey inu udiro laba laba. Waẖu siyey ẖog jiniyeda kor kodha. Sien die hoofstukEreyga Illaahey Axdiga Cusub7 Intuu laba iyo tobankii iskugu yeeray ayuu bilaabay inuu laba laba u diro isaga oo siiyay awood ey ku saaraan ruuxyada wasakhda leh. Sien die hoofstuk |