Aanlyn Bybel

- Advertensies -




Markos 12:35 - Kitaabka Quduuska Ah

35 Ciise baa u jawaabay oo ku yidhi, intuu macbudka wax ku barayay, Culimmadu sidee bay u yidhaahdaan, Masiixu waa ina Daa'uud?

Sien die hoofstuk Kopieer

KITAABKA QUDUUSKA AH

35 Ciise baa u jawaabay oo ku yidhi, intuu macbudka wax ku barayay, Culimadu sidee bay u yidhaahdaan, Masiixu waa ina Daa'uud?

Sien die hoofstuk Kopieer

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

35 Yesu wa jawabey, waẖu yiri, kolku kubarayey betmaghdeska: Maẖay kuhadlan kuwa fartayaghan Kristo inu yahay wilki Daud?

Sien die hoofstuk Kopieer

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

35 Ciise oo dadka wax ku baraya macbadka ayaa weydiiyay, “Macalimiinta sharciga Muuse maxey u leeyihiin Masiixu waa wiilka Daa’uud?

Sien die hoofstuk Kopieer




Markos 12:35

Volg ons:

Advertensies


Advertensies