Markos 1:44 - Kitaabka Quduuska Ah44 oo ku yidhi, Ninna waxba ha kala hadlin, laakiin tag oo wadaadka istus. Waxaad daahirsanaantaada u bixisaa wixii uu Muuse amray, marag iyaga ha u ahaatee. Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH44 oo ku yidhi, Ninna waxba ha kala hadlin, laakiin tag oo wadaadka istus. Waxaad daahirsanaantaada u bixisaa wixii uu Muuse amray, marag iyaga ha u ahaatee. Sien die hoofstukMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)44 sadagha ubiẖi ḋahirnan tadha, sidu Muse amrey, marag ha unoghote ayaka. Sien die hoofstukEreyga Illaahey Axdiga Cusub44 “Qofna ha u sheegin, bax oo wadaadka is tus oo allabari bixi sidii uu sharciga Muuse kuu amray, si ey iyaga nadiifintaadu marqaatifur ugu noqoto.” Sien die hoofstuk |