Efesos 4:28 - Kitaabka Quduuska Ah28 Kii wax xadi jiray yuusan mar dambe wax xadin, laakiinse ha hawshoodo isagoo gacmihiisa ku shaqaynaya oo wax wanaagsan samaynaya si uu u haysto wax uu siiyo ka wax u baahan. Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH28 Kii wax xadi jiray yuusan mar dambe wax xadin, laakiinse ha hawshoodo isagoo gacmihiisa ku shaqaynaya oo wax wanaagsan samaynaya si uu u haysto wax uu siiyo ka wax u baahan. Sien die hoofstukEreyga Illaahey Axdiga Cusub28 Qof walboo wax xadi jiray ha joojiyo, laakiin gacmahiisa howl wanaagsan haku qabto si uu naftiisa iyo masaakiintaba ku caawiyo. Sien die hoofstuk |