Aanlyn Bybel

- Advertensies -




Markos 9:9 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

9 Kolkey kasodegayen burta, waẖu kuamrey yeyan nina ushegin waẖay arken, tan iyo intu Wilki Aden kasonolanayo meydadka.

Sien die hoofstuk Kopieer

KITAABKA QUDUUSKA AH

9 Markay buurta ka soo degayeen, wuxuu ku amray inaanay ninna u sheegin waxay arkeen intaanu Wiilkii Aadanahu kuwii dhintay ka soo sara kicin.

Sien die hoofstuk Kopieer

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

9 Markey buurta kasoo dagayeen Ciise wuxuu uga digay xertiisi in eysan qofna u sheegin wixii ey arkeen illaa Wiilka Aadanaha dhimashada laga soo sarakiciyo.

Sien die hoofstuk Kopieer

Kitaabka Quduuska Ah

9 Markay buurta ka soo degayeen, wuxuu ku amray inaanay ninna u sheegin waxay arkeen intaanu Wiilkii Aadanahu kuwii dhintay ka soo sara kicin.

Sien die hoofstuk Kopieer




Markos 9:9

Volg ons:

Advertensies


Advertensies