Markos 7:6 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)6 Wa jawabey, waẖu kuyiri: Ḋab bu idin kusadiyey Isaya ardalayohow, sidi luguḋigey: Dad kan waẖay iguẖishmeyan faruryaha, ilowse ghalbi godha wa iga fog yahay. Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH6 Markaasuu wuxuu ku yidhi, Isayos aad buu wax idiinka sii sheegay, labawejiilayaalow, siday u qoran tahay, Dadkanu bushimahooda ayay igu maamuusaan, Laakiin qalbigoodu waa iga fog yahay. Sien die hoofstukEreyga Illaahey Axdiga Cusub6 Markaas ayuu Ciise ugu jawaabay, “Nebi Isayos wuu saxsanaa markii uu sii sheegay waxa idin ku saabsan labawejiilayaal yahow, sida qoran, “ ‘Dadkan waxey igu qadariyaan afkooda, laakiin qalbiyadoodu aad ayey iiga fog yihiin. Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah6 Markaasuu wuxuu ku yidhi, Isayos aad buu wax idiinka sii sheegay, labawejiilayaalow, siday u qoran tahay, Dadkanu bushimahooda ayay igu maamuusaan, Laakiin qalbigoodu waa iga fog yahay. Sien die hoofstuk |