Markos 3:2 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)2 Way ilalinayen hadu bogsinayo nin kas berigi sabato ha ashtakeyane. Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH2 Markaasay fiirinayeen inuu sabtida bogsiinayo iyo in kale, si ay u ashtakeeyaan. Sien die hoofstukEreyga Illaahey Axdiga Cusub2 Farrisiintii waxey raadinayeen marmarsiyo ey Ciise ku dacweeyaan, waxey fiirinayeen inuu Ciise maalinta Sabtida ah qof bogsiiyo. Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah2 Markaasay fiirinayeen inuu sabtida bogsiinayo iyo in kale, si ay u ashtakeeyaan. Sien die hoofstuk |