Aanlyn Bybel

- Advertensies -




Markos 15:7 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

7 Waẖa jirey ninko maga i̱sa Barabba layirahdo olalaẖirey kuwi fidma lasubiyen, ofidmada ḋaẖdedhana kusubiyen dilid.

Sien die hoofstuk Kopieer

KITAABKA QUDUUSKA AH

7 Markaasaa waxaa jiray nin Baraabbas la odhan jiray oo ahaa mid lala xidhay kuwii kula kacay oo wax dilay markii fidmaddu dhacday.

Sien die hoofstuk Kopieer

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

7 Waqtigaas waxaa jiray nin la yiraahdo Baraabbas oo maxbuus ahaa laguna soo dacweeyay inuu dil geystay waqtigii rabshada.

Sien die hoofstuk Kopieer

Kitaabka Quduuska Ah

7 Markaasaa waxaa jiray nin Baraabbas la odhan jiray oo ahaa mid lala xidhay kuwii kula kacay oo wax dilay markii fidmaddu dhacday.

Sien die hoofstuk Kopieer




Markos 15:7

Volg ons:

Advertensies


Advertensies