Markos 15:17 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)17 Waẖay ugarba saren mara gadudan, waẖay salogen dub ghodaẖ ah, waẖay ugeliyen madaẖa; Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH17 Waxay u geliyeen dhar guduudan, oo taaj ayay qodxan uga texeen, oo madaxiisay saareen. Sien die hoofstukEreyga Illaahey Axdiga Cusub17 Waxey u geliyeen dhar guduudan, madaxiisana waxey saareen taaj qodax laga sameeyay. Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah17 Waxay u geliyeen dhar guduudan, oo taaj ayay qodxan uga texeen, oo madaxiisay saareen. Sien die hoofstuk |