Markos 14:53 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)53 Waẖay uwaden Yesu wadadki weyna, way usoaruren wadadahi waweyna iyo dugheyda iyo kuwi fartayaghan kuli. Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH53 Ciisena waxay u geeyeen wadaadkii sare, waxaana u soo ururay wadaaddadii sare iyo waayeelladii iyo culimadii. Sien die hoofstukEreyga Illaahey Axdiga Cusub53 Ciise waxaa loo geeyay wadaadka sare. Kadib gudoomiyayaashii wadaaddada, odayaashii, macalimiintii sharciga oo dhan ayaa isku yimaaday. Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah53 Ciisena waxay u geeyeen wadaadkii sare, waxaana u soo ururay wadaaddadii sare iyo waayeelladii iyo culimmadii. Sien die hoofstuk |