Markos 14:20 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)20 Wa jawabey, waẖu kuyiri: Wa midkodha laba iyo tobanka oigulakosaranayo fijanka ḋaẖdisa. Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH20 Wuu u jawaabay oo wuxuu ku yidhi, Waa mid ka mid ah laba-iyo-tobankii oo saxanka gacanta ila gesha. Sien die hoofstukEreyga Illaahey Axdiga Cusub20 Markaas ayuu Ciise ugu jawaabay, “Waa mid ka mid ah laba iyo tobanka xerta ah, kaasoo baaquliga gacanta igula jira. Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah20 Wuu u jawaabay oo wuxuu ku yidhi, Waa mid ka mid ah laba-iyo-tobankii oo saxanka gacanta ila gesha. Sien die hoofstuk |