Markos 12:24 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)24 Yesu wa jawabey, waẖu kuyiri: Sow sabab tas iskumasirtan, sababti ma taghanin ḋigida iyo ẖogi Ilahey. Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH24 Ciise baa u jawaabay oo ku yidhi, Sidaa darteed miyaydnaan qaldamin? Waayo, Qorniinka iyo xoogga Ilaah midna garan maysaan. Sien die hoofstukEreyga Illaahey Axdiga Cusub24 Ciise ayaa ugu jawaabay, “Waad qaldantihiin, waayo ma garaneysaan qorniinka ama awoodda Illaahey. Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah24 Ciise baa u jawaabay oo ku yidhi, Sidaa darteed miyaydnaan qaldamin? Waayo, Qorniinka iyo xoogga Ilaah midna garan maysaan. Sien die hoofstuk |