Markos 10:52 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)52 Yesu waẖu kuyiri: Ka̱ iman kaga kufayobeyey. Marko waẖu heley inu arko, waẖu urae̱y Yesu jidka. Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH52 Markaasaa Ciise ku yidhi, Soco. Rumaysadkaaga ayaa ku bogsiiyey. Kolkiiba ayuu wax arkay, oo jidka buu la qaaday isaga. Sien die hoofstukEreyga Illaahey Axdiga Cusub52 Markaas ayaa Ciise ku yiri ninkii, “Iimaankaaga ayaa ku bogsiiyay.” Isla markiiba waxbuu arkay oo Ciise raacay. Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah52 Markaasaa Ciise ku yidhi, Soco. Rumaysadkaaga ayaa ku bogsiiyey. Kolkiiba ayuu wax arkay, oo jidka buu la qaaday isaga. Sien die hoofstuk |