Matayos 1:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub3 Yahuudah wuxuu ahaa aabaha Feres iyo Serah oo ey hooyadood ahayd Tamar. Feresna wuxuu ahaa Esroom aabihiis, Esroomna wuxuu ahaa Araam aabihiis. Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH3 Yahuudahna wuxuu Tamar ka dhalay Feres iyo Serah, Feresna wuxuu dhalay Esroom, Esroomna wuxuu dhalay Araam, Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah3 Yahuudahna wuxuu Tamar ka dhalay Feres iyo Serah, Feresna wuxuu dhalay Esroom, Esroomna wuxuu dhalay Araam, Sien die hoofstuk |