Aanlyn Bybel

- Advertensies -




Markos 9:43 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

43 Haddii gacantaadu xumaan kuu keeneyso iska jar, waxaa kuu wanaagsan inaad gacan la’aan nolosha weligeed ah ku gashid intaad laba gacamood dabka naarta aan weligiis dameynin ku gali lahayd. [

Sien die hoofstuk Kopieer

KITAABKA QUDUUSKA AH

43 Haddii gacantaadu ku xumayso, iska jar; waxaa kuu wanaagsan inaad gacanla'aan nolosha ku gashid intii aad adigoo laba gacmood leh ula tegi lahayd jahannamada ee ah dabkii aan la demin karayn

Sien die hoofstuk Kopieer

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

43 Gaa̱n tadhana hadey kugefiso, iskagoy, waẖa kuron inad gasho nolosha adin laan, waẖa kagadaran inad gasho narta, adiga olaba gaa̱ma leh dabkanan demin ḋaẖdisa,

Sien die hoofstuk Kopieer

Kitaabka Quduuska Ah

43 Haddii gacantaadu ku xumayso, iska jar; waxaa kuu wanaagsan inaad gacanla'aan nolosha ku gashid intii aad adigoo laba gacmood leh ula tegi lahayd jahannamada ee ah dabkii aan la demin karayn

Sien die hoofstuk Kopieer




Markos 9:43

Volg ons:

Advertensies


Advertensies