Markos 9:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub20 Markaas ayey u keeneen wiilkii, ruuxii wasakhda lahaa markii uu Ciise arkay ayuu isla markii wiilka dhulka ku riday oo ruxay, wuuna gilgilay isaga oo afka ka xumbeynaya. Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH20 Markaasay u keeneen. Goortuu arkay, kolkiiba jinnigii waa gilgilay; dhulkuuna ku dhacay oo laballegdeeyey isagoo afka ka xumbaynaya. Sien die hoofstukMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)20 Way ukenen. Gortu arkey, marko jinigi wa ḋifḋiftey, waẖu kuḋae̱y ḋulka, wu galangashey, abur ba kayimid. Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah20 Markaasay u keeneen. Goortuu arkay, kolkiiba jinnigii waa gilgilay; dhulkuuna ku dhacay oo laballegdeeyey isagoo afka ka xumbaynaya. Sien die hoofstuk |