Markos 9:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub14 Markey Ciise iyo saddexdii xertiisa ka mid ahayd kasoo degteen buurta waxey u yimaadeen xertii kale, oo waxey arkeen xertii oo dad badan kusoo ag urureen, macalimiinta sharcigana la doodayaan. Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH14 Markay xertii u yimaadeen, waxay arkeen dad faro badan oo la jooga. Culimaduna wax bay weyddiinayeen. Sien die hoofstukMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)14 Gortu uimadey asaẖab tisa, waẖu arkey makhlugh badan okuwaregsaden, iyo kuwi fartayaghan way lamurmayen. Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah14 Markay xertii u yimaadeen, waxay arkeen dad faro badan oo la jooga. Culimmaduna wax bay weyddiinayeen. Sien die hoofstuk |