Aanlyn Bybel

- Advertensies -




Markos 9:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

11 Xertii ayaa Ciise weydiiyeen, “Macalimiinta sharciga Muuse maxey u yiraahdaan Eliyaas waa inuu Masiixa kasoo hormaraa?”

Sien die hoofstuk Kopieer

KITAABKA QUDUUSKA AH

11 Markaasay waxay weyddiiyeen oo ku yidhaahdeen, Culimadu maxay u yidhaahdaan, Eliyaas waa inuu horta yimaado?

Sien die hoofstuk Kopieer

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

11 Way warsaden, waẖay ḋehen: Kuwi fartayaghan maẖay ḋahan: Wa shardu Eliya horta imado.

Sien die hoofstuk Kopieer

Kitaabka Quduuska Ah

11 Markaasay waxay weyddiiyeen oo ku yidhaahdeen, Culimmadu maxay u yidhaahdaan, Eliyaas waa inuu horta yimaado?

Sien die hoofstuk Kopieer




Markos 9:11

Volg ons:

Advertensies


Advertensies