Markos 8:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub7 Waxaa kale oo ey haysteen dhowr kalluun oo yar yar, kadibna intuu mahadceliyay ayuu xertii u dhiibay si ey u qeybiyaan. Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH7 Waxay haysteen in yar oo kalluun yaryar ah. Oo intuu barakeeyey, wuxuu ku amray inay kuwaasna hortooda dhigaan. Sien die hoofstukMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)7 Waẖay haysten ḋowr kalun oyaryar, wu uḋue̱yey, waẖu amrey iney siyan kuwa kana. Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah7 Waxay haysteen in yar oo kalluun yaryar ah. Oo intuu barakeeyey, wuxuu ku amray inay kuwaasna hortooda dhigaan. Sien die hoofstuk |