Aanlyn Bybel

- Advertensies -




Markos 8:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

6 Markaas ayuu Ciise dadkii badnaa ku amray iney dhulka fariistaan. Kadibna toddobadii kibis intuu qaaday ayuu Illaahey u mahadceliyay oo kala googooyay oo xertiisi u dhiibay si ey dadka ugu qeybiyaan, saas ayeyna sameeyeen.

Sien die hoofstuk Kopieer

KITAABKA QUDUUSKA AH

6 Kolkaasuu dadkii badnaa ku amray inay dhulka fadhiistaan. Markaasuu toddobadii kibsood soo qaaday, oo goortuu ku mahad naqay ayuu kala jejebiyey oo xertiisii siiyey inay hortooda dhigaan. Markaasay dadkii badnaa hor dhigeen.

Sien die hoofstuk Kopieer

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

6 Waẖu amrey makhlugha iney faristan ḋulka; waẖu ghadey todobadi kibsod, wa skukri noghey, wa jebjebiyey, waẖu uḋibey asaẖab tisa ha siyane dadka, wahay siyen makhlugha.

Sien die hoofstuk Kopieer

Kitaabka Quduuska Ah

6 Kolkaasuu dadkii badnaa ku amray inay dhulka fadhiistaan. Markaasuu toddobadii kibsood soo qaaday, oo goortuu ku mahadnaqay ayuu kala jejebiyey oo xertiisii siiyey inay hortooda dhigaan. Markaasay dadkii badnaa hor dhigeen.

Sien die hoofstuk Kopieer




Markos 8:6

Volg ons:

Advertensies


Advertensies