Markos 8:25 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub25 Ciise haddana gacantiisi ayuu ninkii indhaha ka saaray. Kadibna indhihiisi wey furmeen, oo aragiisi ayuu helay wax walbana si cad ayuu u arkay. Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH25 Kolkaasuu mar kale gacmihiisii indhaha ka saaray. Markaasuu aad iyo aad wax u eegay, wuuna bogsaday, oo wax walba bayaan buu u arkay. Sien die hoofstukMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)25 Kaba̱di waẖu kasarey gaa̱maha hadana inḋa hisa, waẖu urughseyey inu kor firiyo, wa fayobadey, wa uarkey kuli ghumati. Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah25 Kolkaasuu mar kale gacmihiisii indhaha ka saaray. Markaasuu aad iyo aad wax u eegay, wuuna bogsaday, oo wax walba bayaan buu u arkay. Sien die hoofstuk |