Markos 8:18 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub18 Indho waad leedihiin laakiin wax ma aragtaan, dhegana waad leedihiin laakiin wax ma maqashaan. Miyeydan xasuusan? Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH18 Indho baad leedihiin, miyaydnaan waxba arkaynin? Dhegona waad leedihiin, miyaydnaan waxba maqlaynin oo aydnaan xusuusnayn? Sien die hoofstukMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)18 Inḋa bad ledihin, sow ma arkeysan? Sow mana ẖasusaneysan? Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah18 Indho baad leedihiin, miyaydnaan waxba arkaynin? Dhegona waad leedihiin, miyaydnaan waxba maqlaynin oo aydnaan xusuusnayn? Sien die hoofstuk |