Markos 8:12 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub12 Ciise si qoto dheer uga taahay ruuxiisi oo yiri, “Dadka qoomkan maxey calaamad u doonayaan? Runtii waxaan idin ku leeyahay, ma laha calaamad la idiin siin doona.” Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH12 Intuu ruuxiisa ka taahay ayuu yidhi, Qarnigan muxuu calaamo u doondoonayaa? Runtii waxaan idinku leeyahay, Qarnigan calaamo lama siin doono. Sien die hoofstukMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)12 Way a̱lolẖumatey naftisa, waẖu kuhadley: Maẖu udonaya fir kan inshar? Amin waẖan idin leyahay: Lamasinayo inshar fir kan. Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah12 Intuu ruuxiisa ka taahay ayuu yidhi, Qarnigan muxuu calaamo u doondoonayaa? Runtii waxaan idinku leeyahay, Qarnigan calaamo lama siin doono. Sien die hoofstuk |