Aanlyn Bybel

- Advertensies -




Markos 7:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

19 Waayo waxyaalahaas qalbiga ma galaan ee caloosha ayey galaan kadibna suuliga la geeyo.” (Ciise markii uu waxyaalahan ka hadlayay cuntada oo dhan ayuu xalaal ka dhigay.)

Sien die hoofstuk Kopieer

KITAABKA QUDUUSKA AH

19 Waayo, qalbigiisa ma galaan, laakiin calooshiisay galaan, oo waxay ku dhacaan meesha lagu xaaro. Sidaasuu cuntada oo dhan ku nadiifiyey.

Sien die hoofstuk Kopieer

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

19 Sababti kamagalayo ghalbiga, a̱losha mahee, kaba̱di waẖay ubaẖan darab oy ḋahiriyan hunguriga kuli.

Sien die hoofstuk Kopieer

Kitaabka Quduuska Ah

19 Waayo, qalbigiisa ma galaan, laakiin calooshiisay galaan, oo waxay ku dhacaan meesha lagu saxaroodo. Sidaasuu cuntada oo dhan ku nadiifiyey.

Sien die hoofstuk Kopieer




Markos 7:19

Volg ons:

Advertensies


Advertensies