Markos 7:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub1 Haddaba qaar ka mid ah Farrisiintii iyo macalimiintii sharciga Muuse oo ka yimid Yeruusaalem ayaa ku soo ag ururay Ciise, Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH1 Kolkaasaa waxaa u soo urureen Farrisiintii iyo qaar culimo ah oo Yeruusaalem ka yimid. Sien die hoofstukMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)1 Waẖa usoaruren farisayalka iyo kuwi fartayaghan ghar kodha, okasobaẖen Yerusalem. Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah1 Kolkaasaa waxaa u soo urureen Farrisiintii iyo qaar culimmo ah oo Yeruusaalem ka yimid. Sien die hoofstuk |